HITRAC Registration Form
 
Sign in to Google to save your progress. Learn more
About You (Xog kugu Saabsan)
Full Name (Magacaga oo Dhamaystiran) *
Phone Number *
Email
Address (Halka aad jogtid) *
About the Work (Ku saabsan Shaqadada)
Your Work (Shaqadada) *
Place Name (Magaca Halkan aad ka shaqeyo ama aad wax ka barto) *
About the Course you are Applying (Ku saabsan kooriska aad dalbanaysid)
Trainings / Courses
1 Month Training Certificates (Dooro tababarka aad doneysid)
1 Year Training Diploma (Dooro tababarka aad doneysid)
Trainings Fee (Qiimaha tababarada)
1 Month Training Certificate Fees (Dooro qiimaha tababarka)
Clear selection
1 Year Training Diploma Fees (Dooro qiimaha tababarka)
Clear selection
Payments Process
Who is paying for the Course Fee (Yaa bixiniyo fee ga kooriska) *
Bank Accounts *
Fariin Muhiim Ah Fadlan Si Dagan u Akhri Qoralkan Soo socda
Hadii aad doonaysid in aad ka qayb qaadatid tababarkan waxa lakaga baahan yahay

(1) in aad dirtid formkan aad ku dalbanaysid tababarka, ka dib waa in aad wacdaa numbarka macadka tababarada oo ah 0906790385 kana xaqiijisaa diwaan galintaada in la heley, lana xaqiijiyaa qiimaha tababarka kugu aadey.

(2) hadii aad dooneysid in aad uga qayb qaadatid tababarka si ONLINE ah ama CLASS ah  fadlan raac qodobadan soo socda
     
A) ku bixi fee ga tababarka meel kasta oo aad dunida ka joogtid AMAL BANK A/C ( 1012293312 ) ama hadii aad puntlnad jogtid ku bixi SALAM BANK A/C ( 80291235 ) ama Mobile Money Golis - SAHAL A/C (464276)

B) ku dir sawir aad ka qaadey warqada bankiga ka heshey ee lacag bixinta iyo aqoonsigaga shaqo ama waxbarasho ama passport ama mid ka mid ah shahaadoyinka aad horey u haystay si loo aqoonsado magacaga saxda ah ee shahaadada HITRAC kugu qormeyso.

C) markii aad dirtid ka dib soo wac 0906790385 si aad u heshid dhaman training material ka.

D) hadii aad joogtid halka uu dababarku ka baxayo, warqada lacag bixinta ee bankiga iyo aqoonsigaga keen xarunta HITRAC si aad u heshid ID aad uga qayb gali lahayd tababarka iyo formka aad shahaadada ku dalban lahayd.

(3) Faraca Somalia ee Macadka HITRAC wuxu ku yaalaa Aaga Ha'yada Save the Children, Wadada global, Garowe, Puntland, Somalia. ama wac numbarka macadka si aad u heshid tilmaanta saxda ah.

(4) hadii aad dalbadid shihaadada HITRAC waxad ku heleysa 2 asbuuc oo kaliya (2 week).

Si aad u dirtid formkan aad ku dalbanaysid Tababarka Taabo batoonka hoose ee ku qoran SUBMIT <<<MAHADSANID>>>
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy